Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba-gabeeyey tababar kusaabsan horumarinta bulshada oo uu soo qaban qaabiyey iskuulka Hormuud ee magaalada Baladweyne
tababarkan oo socday mudo 3 maalin ah ayaa waxaa ka faa’ideystay in kabadan 44 ardayda oo wax kabarta iskuulka Hormuud iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi