Tababar ku saabsan horumarinta wax soo saarka Beeraha oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
142

Baladwayne ( Radio Beerlula  )-Shirkada Abuurka CSET ayaa magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG maamulka goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ka daahfuray tababar ku saabsan Hormarinta waxsoosaarka Beeraleeyda magaaladaasi.

Daahfurka tababarka ayaa waxa kasoo qeybgalay maamulka Degamada Baydhabo,mas’uuliyiin kasocotay Shirkad Abuurka CSET iyo qaar kamid Beeralayda Degamada Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.