Tababar ku saabsan horumarinta waxbarashada oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Oodweyne

0
95

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Xuseen Xaaji Xirsi ayaa Magaalada Oodweyne ku soo xiray tababar kusaabsan Mashruuca Horumarinta Waxbarashada asaasiga ah.

Mashruucan oo iska kaashadeen Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Somaliland iyo Bangika Aduunka ayaa waxa ka faa’ideysay maamulayaasha 50 iskuul oo katirsan wasaarada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here