Tababar ku saabsan horumarinta xaquuqda aadanaha oo lagu qabtay Magaalada Baladxaawo

0
101

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa Degmada Baledxaawo ka daah-furtay tababar loo qabtay qeybaha kala duwan ee Haweenka Beled-xaawo ee gobolka gedo.

tababarkan oo ku saabsan sidii loo hormarin lada xuquuqul aanaha ayaa loo qabtay wax garadka iyo ururada bulshada rayidka ee degmada balad-xaawo masuuliyiin ka tirsan degmada beles-xaawo.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.