Tababar ku saabsan horumarinta xirfadaha oo lagu qabtay magaalada Baladweyne.

0
164

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan habka qofka u ku horimarin karo xirfadiisa kaasoo socon doonaa muddo saddex maalmood ah, waxana tababarkan soo qaban qaabiyay maamulka iskuulka Hormuud.

Tababarkan ayaa inta uu socdo waxaa ka qeyb gali doona qaar ka mid ah ardeyda dhigata iskuullada Magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.