Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasiirka Warfaafinta Galmudug Cali Maxamuud Farax ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay tababar aqoon kororsi ah kasoo ku saabsan ka hortaga wararka been abuurka ah iyo hubinta wararka xaqiiqda ah.
Tababarkan ayaana loo qabtay in ka badan 25 suxufi ee ka howlgalo warbaahinada magaalada Dhuusamareeb taasoo lagu siiyay casharo wax tar leh.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


