Tababar ku saabsan ilaalinta deegaanka oo laga daah furay deegaanka Jalam ee gobolka Nugaal.

0
279

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasaarada deeganka beeraha iyo isbadalada cimilda  ee maamulka Puntland  ayaa deegaanka Jalam ee gobolka Nugaal lagu qabtay  tababar ku saabsan  ilaalinta deegaanka, kaasi oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbadalka cimilada  maamulka Punntland.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here