Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Jubbaland Ceeydiid Saleymaan Xaashi ayaa magaalada Kismaayo uku qabtay aqoon kororsi qaar kamid ah bulshada deegaanada Biroole, janaay cabdalle, Kara’uusle oo hoos taga Degmada Kismaayo
aqoon kororsi oo ujeedkiisu ahaa ilaalinta tanyeenta mashaariicda laga hirgaliyey degaanadaas ayaa furitaankiisa waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan wasaarada deegaanka maamulka degmada kismaayo iyo marti sharaf kale.
warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


