Tababar ku saabsan ilaalinta tayada biyaha oo lagu soo gunaanaday Baydhabo.

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan habka ilaalinta tayada Biyaha iyo baaristooda, iyadoona tababarkan uu socday muddo afar maalmood ah.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay shaqaalaha Hay’adda SOS iyo qaar ka mid ah Shaqaalaha hay’adaha bah-wadaagta la ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.