Tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda bini’aadamka oo askar ka tirsan ciidamada booliska looga furay Baladweyne.

0
296

Baladweyne(Radio Beerlula)- 40 askari oo ka tirsan ciidanka booliska degmada Baladweyne ayaa maanta tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda bini’aadamka iyo  sida loola dhaqmo maxaabiista loona ilaaliyo xuquuqdooda loogu qabtay magaalada waxaana furitaanka tababarka ka qeyb galay gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ,gudoomiyaha degmada Baladweyne Cisman Dhicisow Dhuuboow , ku simaha taliyaha qeybta booliska gobolka Hiiraan Col Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle iyo taliyaha saldhiga degmada Baladweyne gaashaanle Cabdi Cumar Siyaad iyo saraakiil ka tirsan hogaanka tababarka ciidaanka booliska Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here