Tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda carruurta oo lagu qabtay Burco.

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee xarunta Gobalka Togdheer ayaa lagu qabtay tababar kusaabsan ilaalinta Xuquuqda Caruurta kaasi oo ay taabagelisay Hay’adda SOS.

Tababarka furitaankiisa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Degmada, Saraakiil ka socotay Ciidanka Booliiska , iyo mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda SOS.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.