Tababar ku saabsan ilaalinta Xaquuqda Caruurta oo lagu qabtay Burco

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ayaa lagu qabtay Tababar ku saabsan Xuquuqda Caruurta.

Waxaa tababarka loo qabtay xubno kasocday xarumaha wasaaradaha maamulka Soomaliland iyo ururada bulshada Rayidka.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here