Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ka daahfurtay Tababar ku saabsan Ilaalinta Xuquuda Aadanaha.
Tababarkan ayaa wax aka qeeybgalaya in kabadan 50 qof oo ka kala socday qeeybaha kala duwan ee ururada bulshada Rayidka Jowhar
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.