Tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo xeerarka banii’aadanimo oo lagu qabtay Kismaayo.

0
72

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Cutubyo ka tirsan qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo xeerarka banii’aadanimo kuwaasi oo ka howlgala deeganada Jubaland.

Tababarka ayaa waxaa soio qaban qaabiyay hay,ada UNSOM waxaana kafaaideysan doona 50 askari oo iskugu jira saraakiil iyo saraakiil xigeen.

 

Warbixintaan Waxaa soo jeediniya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here