Tababar ku saabsan isbadalka Cimilada oo laga furay Garoowe

0
131

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxaa laga daahfuray tababar ku saabsan khataraha ka dhasha isbedelka cimilada.

Tababarkan ayaa waxaa iska kaashanaya Hay,ada Save The Children iyo wasaarada gar gaarka maareeynta masiibooyinka Puntland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here