Tababar ku saabsan isbadalka cimilada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay tababar looga hadlayay isbidelka cimilada .

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada deegaanka iyo isbedelka cimilada Jubbaland oo gacan ka heleysa Hay,ada UNDP.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan