Tababar ku saabsan isdhaxgalka cadaaladda oo laga furay Baydhabo

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Garsoorka maamulka KGS ayaa magaalada Baydhabo ka Daahfuray tababar Ku saabsan Is Dhax galka Cadaalada.

Tababarkaan oo socon doono mudo isbuuc ah ayaa waxaa daahfurkiisa kasoo qeybgalay Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Cadaalada maamulka KGS, mas’uuliyiin ka socotay degmada Baydhabo iyo qaybaha kale ee bulshada Rayidka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.