Tababar ku saabsan Isgaarsiinta iyo tiknolojiyadda oo lagu soo gaba gabeeyay Hargeysa..

0
225

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda maamulka Somalind ayaa Magaalada Hargeysa tababar ugu soo xirtay In kabadan 285 dhalinyaro oo dhamaystay xirfadaha tignoolajiyadda tababarka waxaa iska kaashanaayay xaruunta hal abuurka iyo xafiiska maalgashiga taywaan.

waxaan ka faaiidaysta tababarka shaqaalaha Hay’adaha maamulka soomaalind dhalinyaradda jaamacadah Haweenka suxufiyiinta iyo qaybaha kale duwan ee bulshadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.