Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababarkan oo socon doono mudo shan maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada tamarta iyo kheyraadka Biyaha XFS ,waxaana ka qeybgalaya tababarka aqoonyahano ku taqasusay isku dhafka maareynta biyaha, agaasimayal ka socday wasaaradaha biyaha dowlad goboleedyada dalka, qaar kamid ah ardeyda wax barto jaamacadaha dalka gaar ahaan kuwa barto cilmiga tamarta iyo kheyraadka biyaha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.