Tababar ku saabsan Islaamka iyo Xuquuqda Haween oo laga daah furay Magaalada Baydhabo.

0
144

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka iyo xaquuqal insaarka Dowaladda gobaleedka koonfur galbeed ayaa magaalada Baydho kafurtay tababar kusaabsan islaamka iyo xaquuqda Haweenka

Tababar ayaa loo qabtay Culimaa udiinka, Odiyaasha dhaqanka Ururada u dooda xuquuqda Haweenka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.