Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddiga doorashooyinka madaxa banan ee Qaranka ayaa magaalada Muqdisho kusoo gaba gabeeyay tababar loo qabtay 60 macalin kuwaasi oo la baray habka looo isticmaalo qalabka diiwaan galinta cod bixiyaasha Golayaasha deegaanka.
Macalimiinta loo xeray tababarkaan ayaa sii tababari doona shaqaalaha ku shaqeun lahaa qalabkaaan si loo helo doorasho si wadajir ah looga wada qeybgalo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


