Tababar ku saabsan ka hortaga gudniinka fircooniga oo lagu soo xeray Kismaayo

0
159

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Juubaland ayaa lagu soo gabagabeeyay Tababar ku saabsanaa gudniinka fircooniga iyo dhibaatada uu u geysto gabdhaha.

warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.