Tababar ku saabsan ka hortaga gudniinka fircooniga oo wariyaal looga daah furay magaalada Garoowe.

0
156

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 25 wariye ayaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa laga daah furay tababar ku saabsan sidii warbaahinta door uga qaadan laheyd joojinta gudiinka fircooniga ee lagu sameeyo gabdhaha islamarkana loogu baraarujin lahaa bulshada waxyeelada inta badan gabdhaha kala kulman gudniinka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here