Tababar ku saabsan ka hortaga Iyo wacyigelinta gudniinka Fircooniga oo lagu qabtay Magaalada Gabileey.

0
57

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’ada Hawo group oo kamid Hay’adaha ka howl gala maamulka Soomaaliland ayaa tababar ku saabsan ka hortaga iyo Wacyigelinta gudniinka fircooniga u qabatay qaar kamid ah bulshada ku nool magaalada Gabileey iyo deegaanada hoos yimaada.

Waxa kasoo qayb galay munaasabada daah furka tababarka madaxda Hayada Hawo group , mas,uuliyiin ka socotay wasaarada Caafimaadka maamulka Soomaliland iyo bulshada loo qabtay Tababarka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.