Tababar ku saabsan ka hortaga khataraha oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
43

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda u diyaar Garawga Aafooyinka Iyo kaydka raashinka Soomaaliland ayaa magaalada Hargeysa ku soo xirtay tababar aqoon is waydaarsi ah kasoo lagaga hadlayey yareynta khataraha Aafooyinka.

Tababarkan oo loo qabtay in ka badan 25 ruux oo ka kala socoday Hay’addaha iyo Ururada bulshada ayaa socoday mudo 2 malin ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here