Tababar ku saabsan ka hortaga khilaafaadyada bulshada, iyo dhirigelinta nabaddeynta oo lagu qabtay Dhoobley.

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland ayaa degmada Dhoobley ee Gobalka jubbada Hoose ka daahfurtay Tababar ku saabsan ka hortagga khilaafaadyada bulshada Dhiiro galinta Nabadeenta iyo Dhismaha Golaha deegaanka.

Tababarka ayaa waxaa kasoo qayb galay maamulka dagmada ururada dhallinyarada ururadda Haweenka iyo waxgaraddka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.