Tababar ku saabsan ka hortaga tahriibka sharci darada oo lagu qabtay magaalada Boosaaso.

0
126

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan ka hortaga tahriibka sharci darada iyo sidii bulshada loogu baraarujin lahaa dhibatada uu lee yahay tahriibka.

Tababarkan oo socon doona muddo 4 maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno ka kala socda Laamaha Amniga,Maxkamadaha, Socdaalka,Jinsiyadaha,Warbaahinta,Culimada ,Nabadoonada iyo Dhalinyarada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.