Tababar ku saabsan ka hortagga aafooyinka iyo khataraha ka dhalan kara musiibooyinka dabiiciga ah oo laga daah furay Kismaayo.

0
14

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland Axmed Xassan Cumar ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray tababar ku saabsan ka hortagga aafooyinka iyo khataraha ka dhalan kara musiibooyinka dabiiciga ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi