Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyarada ku nool magaalada burco ee xarunta Gobalka Togdheer ayaa loo qabtay tababar ku saabsan sidii ay siyaasadda ugu qeyb Geli lahaayeen
Tababarka oo ay soo qab qabisay xarunta dimquradiyada iyo maamul wanaaga ayaa waxaa ka qeyb galay dhalinyaro ka kooban rag iyo dumar.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.