Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland ayaa Bosaaso ka daahfurtay tababar ku saabsan kaaliyaasha sharciga ee bulshada kasoo socon doono mudo sadax malin ah
Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay ardayda barto kuliyada shareecda masuuliyinta garsoorka kaaliyasha maxkamadaha iyo marta sharaf kale.
Warbixintaan waxaaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


