Tababar ku saabsan kamid noqoshada gabdhaha dugsiyada sare Booliska Puntland oo lagu qabtay Garoowe

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee wasaaradda amniga Puntland ayaa magaalada garoowe kusoo xiray tababar ku saabsan ka mid noqoshada gabdhaha dugsiyada sare ee ciidanka.

Tababrarka ayaa waxaa ka qeeybgalay maamulka degmada Garowe saraakiil Biilis ah iyo gabdhaha loo qabtay oo ah arday wax kabarata Puntland.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here