Tababar ku saabsan kobcinta aqoonta diiniga iyo maadiga oo lagu soo gaba gabeeyay Ceelwaaq.

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dallada Horumarinta Waxbarashada ee Al-Basira ayaa magaalada Ceelwaaq ku qabatay munaasabad lagu soo xirayay Tababar ku saabsanaa Horumarinta Tacliinta Diiniga iyo Maadiga islamarkaana loo qabtay qaar kamid ah ardayda wax kabarato Madaarista ku yaalo Degmadaasi.

Munaasabada lagu soo xirayay Tababarkaan ayaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Dallada Al-Basira , Culimo udiin,Macallimiin, Waxgarad , Dhallinyaro iyo ardayda loo soo xiray Tababarka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here