Baladwayne (Radio Beerlula )-Tababar Kusaabsan Kobcinta Aqoonta Ganacsatada Xoolaha iyo Xoolo-dhaqatada ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.
Tabarkaan oo socday mudo shan maalin ah ayaa waxaa xiritaankiisa kasoo qeybgalay maamulka dowlada hoose ee magaalada Baydhabo, ganacsato, Xoolo dhaqato iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey