Tababar ku saabsan kor u qaadista aqoonta Booliska oo lagu qabtay Kismaayo

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Amniga Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo tababar ugu qabatay saraakiil loogu talo galay inay ka shaqeeyaan xafiisayada joogtada ah ee caawinaadda bulashada iyo gargaarka degdegga ah kasoo lagu baranayay kor u qaadida aqoonta poliska Jubbaland.

Waxana ka qeyb galay tababarkan ciidaanka poliska agsimaha guud ee wasarada amniga Jubbaland iyo qaar ka mid ah howlwadeenada wasaradda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here