Tababar ku saabsan kor u qaadista ganacsiyadda yaryarka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka bay ayaa lagu qabtay tababar kusaabsan horumarinta ganacsatada yar yar ah.

Waxaa tababarkan goobjoog ahaa madaxda wasaarada Gancsiga Koofur galbeed iyo ganacsatada yar ayar ah ee Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here