Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Diinta iyo Awkhaafta maamulka Jubaland ayaa Tababar la Xariira kor u qaadida iyo tayeeynta Macalimiinta u qabatay qaar ka mid ah macalimiinta wax ka dhigo magaalada Kismaayo
Tababarkaan oo ay ka qeyb galyeen in ka badan 30 Macalin oo ka kala socday Madaarista ku taala Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka qeyb galay masuulinta ka kala socoto Wasaaradda Diinta iyo Awkhaafta maamulka Jubaland macalimiinta madariista iyo marti sharaf kale duwan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.