Tababar ku saabsan kor u qaadista Xirfada Weriyaaha Iyo Tebinta Arimaha Bani’aadanimada oo lagu qabtay Baydhabo

0
168

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Warfaafinta Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed  ayaa magaalada Baydhabo Ku Qabatey Tababar Ku Saabsan Kor U Qaadista Xirfada Weriyaaha Iyo Tebinta Arimaha Bani’aadanimada Iyo Xuquuqul Insaanka.

Tababarkan ayaa waxa ka qeybgalay qaar kamid ah wariyaasha ka howlgala magaalada Baydhabo,Xubno kamid ah wasaaradda war-faafinta KGS iyo madax kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin