Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waaxda Gurmadka Deg-degga ah ee Dab damiska G.Banaadir ayaa magaalada Muqdisho kusoo xeray tababar ku saabsan kormeerka iyo la tacaalidda Dabka.
Tababar ayaa loo qabtay Shaqaale iyo Ciidan loo diyaariyey ka hortagga dabka kuwaasi oo qeyb ka ah Waaxda Gurmadka Deg-degga ah ee Dab damiska G.Banaadir
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin


