Tababar ku saabsan la dagaalanka dawooyinka been abuurka ah oo lagu qabtay Hargeysa.

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan la dagaalanka dawooyinka been abuurka ah.

Waxaa tababarka ka qeeybgalaya ardeyda wax kabarto jaamacadaha hargeysa iyo xubno kasocday wasaaradaha maamulka Soomaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumaar Yuusuf Aadan.