Tababar ku saabsan la qabsiga Is-bedelka Cimiladda iyo adkeeysiga bulshada oo laga daahfuray Burco

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimlada ee Somaliland ayaa magaalada Burco ka daahfurtay tababar oo ku saabsan la qabsiga Is-bedelka Cimiladda iyo adkeeysiga bulshada kaasi oo ay kaa faa’ideysanayaan agaasimo waaxeedyo ka kala socda dowladaha hoose ee degmooyinka Laascaanood,Buuhoodle,Caynaba ,Burco iyo degmooyin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.