Tababar ku saabsan maamul wanaaga oo laga daah furay Baladweyne.

0
158

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Beledweyne Cumar Cisman Calasow ayaa maaagalada Baladweyne ka furay tababar ku saabsan Dowlad Wanaaga iyo sara uqaadista aqoonta madaniga.

Tababarka ayaa waxaa ka faaideysanaya Guddiyada afarta xaafad ee Magaalada Beledweyene iyo qaar kamid ah ururada Bulshada rayida.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan