Tababar ku saabsan maamulka iyo ilaalinta xogta Caruurta oo lagu soo gaba gabeeyay Hargeysa

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda shaqo galinta iyo Arimaha bulshada maamulka Somaliland marwo Yurub Abiib ayaa magaalada Hargeyso kusoo gabagabaysay tababar ku saabsan maamulka iyo ilaalinta xogta Caruurta.

Tababar ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin katirsan wasaaradda shaqo galinta iyo Arimaha bulshada maamulka Somaliland iyo Hay’adda ka shaqeeyo Arimaha caruurta.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.