Tababar ku saabsan maamulka iyo maareynta oo laga furay Kismaayo

0
83

Baladweyne ( Radio Beerlula )Ururka SYL iyo Ururka Dhalinyarada degmada Kismaayo ayaa tababar ku saabsan habka maamulka iyo maareynta u qabtay Arday ka socotay qaar ka mid ah Iskuulada magaalada Kismaayo.

Daahfur tababarka ayaa waxa ka qey kalay xilibaano katirsan maamulka Jubbaland agaasimaha guud wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland mas’uuliyiin katirsan demada Kismaayo iyo gudoomiyaha Dhalinyarada degmada Kismaayo

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi