Tababar ku saabsan Maamulka iyo maareynta xoolaha oo lagu soo gabagabeyay Kismaayo

0
15

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada, xoolaha dhirta iyo daaqa Jubbaland Ibraahim Cabdi Xassan ayaa tababar ugusoo xiray magaalada Kismaayo qaar kamida howl-wadeenada Wasaaradda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.