Wasaarada maaliyada Somaliland ayaa tababar ku saabsan nidaamka maamulka maaliyada uga furtay magaalada Hargeysa agaasimeyaasha cusub ee dhawaan uu magaacay madaxweynaha maamulka Somaliland
waxa ka qeyb galay furitaanka tababarka Agasimaha guud ee wasaarada maaliyada Somaliland Maxamed Xasan Saleymaan iyo xisaabiyaha guud ee wasaarada maamliyada Somaliland Xasan Muuse Khaliif.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf cabdulaahi


