Tababar ku saabsan maamulka mareynta xogta maaliyadda oo lagu soo gunaanaday Hargeysa.

0
103

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu soo gaba gabeeyay tababar ku saabsan maamulka mareynta xogta maaliyadda, kaasoo socday muddo saddex maalmood ah.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay agaasimayasha maamulka iyo lacagta wasaaraddaha iyo hay’addaha Somaliland kuwaasoo la baray hanaanka maamulka mareynta xogta maaliyadda si loo diyaariyo miisaaniyadda 2024-ka ee Somaliland.

Wabixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.