Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay tababarkan oo ku saabsan maareenta isku dhafka ee xanuunada ku dhaco caruurta xiliga ay yaryaryahiin waxana tababarkan ka qeyb galaya 155 ardey oo dhigto qaar kamid ah jaamacadaha magaalad Baladwyne.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.