Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada xukuumadda federaalka Soomaaliya Xuseen Cali Xaaji ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay tababar ku saabsan mareynta qashinka iyo ilaalinta deegaanka.
Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno ka tirsan wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada, xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo ururada ka shaqeeya nadaafadda.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.
Audio Player

