Tababar ku saabsan maareynta shaqaalaha oo lagu qabtay magaalada Baraawe

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baraawe ee caasimada maamulka KGS ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan maareynta shaqaalaha Dowladda Hoose ee degmada, kaas oo diiradda lagu saarayo horumarinta hannaanka maamulka iyo adeegyada Bulshada.

tababarka waxaa kaqeyb galay agaasimayaal ka tirsan waaxaha dowladaha hoose ee maamumulka KGS Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka iyo shaqaalaha dowladda hoose ee degmada Baraawe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here