Tababar ku saabsan mareynta guud ee maaliyadda oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho.

0
130

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gaba-gabeeyey tababar ku saabsan maareynta guud ee maaliyadda oo loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradaha dowladda.

Tababarkaan oo socday mudo 6 maalmood ayaa inta uu socday waxaa shaqaalaha wasaaradaha dowladda lagu barayay maareynta guud ee maaliyadda, waxana ka qeyb kalay Xisaabiyaha guud ee qaranka Cabdiraxmaan Maxamed Anas iyo mas’uuliyiin ka socday maamulka gobolka Banaadir.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.